Skip to main content

Posts

Featured

(( Risiqa Waxaa la qaybiyaa 24ka )) 2018kiii ayaan nin dhalin yaro ah wadan xogaa joogay ayaa gurugii uu dagna laga so bixiyay kadib waxaa ku dhacday guri la'an meel na dhow oo ay jiiftaan dadka guri la'anta ayuu sexan jiray . Anagana waxan daganayn hal Camaaro/Apartment udhawaa gurigaas yarkii ayan aragnay waxana u sheegnay inuu dhalanyarda iska so dhax seexdo. Maxaa yelay guryahaas nadaafad ahaan ma fiicno qolkiina dad badan ayaaa lagu seexdaa inta badan waxaa seexo dadka nolasha ka dhacay kadibna an guri laga ijaaraynin subixiina waa inad ka baxdaa hadana habeenkii aad imataaa. Wuu naga aqbalay kadib Yarkii Salada Subax markan so kacno asaga wuu iska jiifa kadib ayan is dhahnay odayga mad ushegtaan haduu rabo haba diideee. Subixii danbe ayan indhaha isku qabsanay wan toosinay waxan ku dhahnay war ninyahow subixii risiqa ayaa la qaybyaa hurdad kakac Tuko. waxuu noogu jawaabay asagoo hurdada kusii labanayo ilmihiina Cusub wadanka lama socotaan Risiqa waxaa la qayb...

Latest Posts